Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed
Jaamacadda Daraasaadka ee Roma Saddex

Vai al sito ufficiale dell'Università Roma Tre

Home page >> QAAMUUSYO

Ka raadi mareegta

Avvisi | Eventi















Valid XHTML 1.0! Valid CSS!



QAAMUUSYO

Waxaa haatan halkan laga daalacsan karaa

Qaamuuska Soomaali-Talyaani (Dizionario Somalo-Italiano) oo ay isku soo dubbarideen: F. Agostini, A.Puglielli iyo Ciise Maxamed Siyaad, waxaana la daabacay 1985 (suuqyada laga ma helo).

Qaamuuska Talyaani-Soomaali (Dizionario Italiano-Somalo) oo ay isku soo dubbaridday A.Puglielli, waxaa daabacday Madbacadda "Carocci" 1998, welina suuqa ayuu ku jiraa, waana daabacaddiisi koobaad.

Qaamuuska Af-Soomaaliga waxaa dijariyay Annarita Puglielli e Cabdalla Cumar Mansuur sanadka 2012.Qaamuuskan waxaa laga daalacsan karaa internet-ka, cinwaanka soo socda:
http://dspace-roma3.caspur.it/handle/2307/720
Lacag la’aan ayaadna ka duuban kartaa ama uga iibsan kartaa on line.


Si laguugu oggolaado la tashiga daalacsashada qaamuusyadan waxaa loo baahanyahay in aad iska diiwaan geliso foomka soo socda.



Magaca:
E-mail:
Kaalinta qoofka:
Ka tirsan (hay'ad):
  



Wargelin la xiriirta xeerka qodobkiia 13.d.lgs. 196/2003

Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed ee Roma Tre waxay macluumaadkaada gaarka ah ay u deegsanaysaa keliyah si aad u gesho qaybaha u gaarka ah shabakada. Macluumaadkaada Xaruntu wax kale uma adeegsanayso, cid kalena looma bandhigayo.
Wixii faahfaahin ah ama war gelin ah waxaa kala xariiri kartaa Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed.
Xogtiina gaarka ah waxaan u adeegsan doonnaa mareegtayada oo keli ah, sida waafaqsan xeerka "privacy" d.lgs. 196/2003


Kor u noqo

Cusboonayntii u dambaysey: 12 / 04 / 13 - 15:24:56