Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed
Jaamacadda Daraasaadka ee Roma Saddex

Vai al sito ufficiale dell'Università Roma Tre

Home page >>

HIMILOOYINKA

Cilmibaarista

Mashaariicda iyo hawlaha cilmibaaristu waxay ku saabsanaan karaan dhammaan wixii ay xiiseynayaan cilmibaarayaasha ku hawlan: luqadda, suugaanta, taariikhda, hiddaha iyo dhaqanka, waxbarashada, degaanka xagga dhirta iyo xoolaha, xaaladda dhaqan-dhaqaale ee haatan jirta, qurbajoogta iwm. Haddaba arrimahani waa hawlo la xiriira maaddooyin badan oo qaarkood isku dhafan, si loo hirgeliyana waxaa lala kaashan karaa xitaa cilmibaarayaal iyo hay'ado dibadeed.
Waxaa kaloo XCS loogu talaggalay in xataa ay noqoto xogwarranka isku xira cilmibaarisyada la xiriira dhaqanka soomaaliyeed oo ay ka socdaan hay'ado ku sugan xataa dibadda dalka Talyaaniga.

Kor u noqo

Cusboonayntii u dambaysey: 10 / 06 / 11 - 14:19:11