Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed
Jaamacadda Daraasaadka ee Roma Saddex

Vai al sito ufficiale dell'Università Roma Tre

Home page >>

Ka raadi mareegta

Avvisi | Eventi



Valid XHTML 1.0! Valid CSS!



CILMIBAARIS

XCS waxay damacsantahay inay waddo qabanqaabisana hawla kastoo cilmibaaris ah oo la xiriira arrimaha: luqadda, dhaqanka, taariikhda, bulshada iyo dalka soomaaliyeed. Sidaa darteed Xaruntu waxay dadka u bandhigaysaa wixii xog ah ee ku saabsan mawaadiicda cilmibaarista oo gacanta ku haya dad ka tirsan xubnaha Xarunta iyo ciddii kaleba ee doonaysa in ay ku faafiso halkan hawlahooda cilmibaarista.

Kor u noqo

Cusboonayntii u dambaysey: 10 / 06 / 11 - 14:19:11